Description: Biyo-culusta buuggan daabacaaddiisa labaad waa dhawr qodob oo iskaashanaya ama isbuuxinaya oo kala ah: qiimaha afka iyo ahmiyaddiisa, heerarkii sooyaalka qoraalka farta Soomaaligu soo martay, isirro afka madhxintiisa u taagnaa xilligii aanu qornayn, hodantinnimadiisa ka marag kacaya oo dhinaca tarminta iyo tayada ereyadiisa qaabbilayey, meerisyo gabay oo sidii maahmaahda u dhaqan galay, gabay-ku-maahmaahyo beyd ama beydad aynu u bixinnay, maanso-ku-sheekaynta suugaaneed, doorarka iyo xaaladaha shibbaneyaasha labanlaabma, isrogrogga iyo macneyaal kala duwan oo ay sameeyaan ereyada il, far, dheg, iyo af, qabyada qoraalka afka Soomaaliga iyo raadadka afafka qalaadi ku yeesheen afka Soomaaliga, gaar ahaan Carabida, Ingiriisida, Talyaaniga, iyo kuwo kale. Ugu dambayntii waxa uu buuggu isweydiinayaa in af Soomaaligu badbaadi karo!
Price: 32.84 AUD
Location: Hillsdale, NSW
End Time: 2025-01-07T22:39:38.000Z
Shipping Cost: 31.16 AUD
Product Images
Item Specifics
Return shipping will be paid by: Buyer
Returns Accepted: Returns Accepted
Item must be returned within: 60 Days
Return policy details:
EAN: 9780995753365
UPC: 9780995753365
ISBN: 9780995753365
MPN: N/A
Brand: Garanuug Limited
Publisher: Garanuug Limited
Item Height: 198 mm
Subject: Engineering & Technology
Publication Year: 2020
Number of Pages: 320 Pages
Publication Name: Afka Hooyo Waa Hodan
Language: Somali
Type: Study Guide
Item Weight: 313 g
Author: Maxamed Baashe X Xasan
Item Width: 129 mm
Format: Paperback